Adal Search

Custom Search

Adal Search Result

subscribe Burdi-news

Burdi-Dilla News Headline Animator

Friday, November 20, 2009

War deg deg ah Inalilaah wa Inaa Ilay Rajicuun,waxa geeryooday Qaasim Sheekh Yusuf wasiirkii Macdanta iyo Biyaha S/land

Friday, November 20, 2009

qaasim-sh-yuusuf-ibrahim

Mecca 20 Nov 09-Waxa Maanta geeryooday Allah u naxariistee Wasiirkii Wasaradda Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland,Qaasim Sheekh Ibraahim Yuusuf, waxana uu ku geeryooday Magaalada barakaysan ee Makka dalka Saudi Arabia isagoo gudanaya waajibaadkiisii Xajka ,waxana uu udhintay mutul qafle (natural death,Alla u naxariisto marxuunka ,eleheldiisina samir iyo iiman Allaha ka siiyo

Amiin

No comments:

Post a Comment

Burdi search

only search Burdi news

Adal Flag

Links

Blog Archive