
Tacsi. Innaa lillaa wa innaa ilaahi raajicuun.
Annaga oo ah jahliyadda reer Awdal ee deggan Dalka Switzerland, waxan tacsi u diraynaa eheladii, dadka reer Soomaaliland iyo guud ahaanba intataqaannay ee uu ka baxay allaha u naxariistee Marxuum Qaasim Sh. Yuusuf Ibraahim
No comments:
Post a Comment