Adal Search

Custom Search

Adal Search Result

subscribe Burdi-news

Burdi-Dilla News Headline Animator

Friday, September 18, 2009

War Kulul: Dagaal cusub oo Degaanka Dilla ee Ceelbardaale dib uga qarxay

Ceelbardaale(TheEye)Warar lagu kasoon yahay oo naga soo gaadhaya Deegaanka Dilla ee Ceelbardaale ayaaa xaqiijinaaya in saaka aroorti hore halkaasi uu ka dhacay dagaal. Dagaalkan oo kadanbeeyey kadib markii maleeshiyada dad qalatada Gabiley ay sahankoodu hore u soo galay jiida hore ee Degaanka Reer Dillaad. halkaasina xabad shafka loo galiyay maleeshida dad qalatada ah. waxa warku inta ku daraya in ay firxad isqaadeen ila iyo gabiley markii mudo labo saac kabadan ay u jilib dhigi kari wayeen Difaaca adag ee Kadleeye Army oo isagu Buuraha deegaanka Dilla iyo Baki ee Ceelbardaale Gafwareega habeen iyo maalinba.hadaba maaha markii ugu horaysay ee Maleeshida dad-qalatada gabiley ay ramadaan dagaal soo qaadaan amba sahankoodu hore ugu soo silbado gudaha deegaanka Baki Iyo Dila waxay ahayd uun ramadaantan bilawgeedi markii ay dagaal gaadmo ah dad-qalatadu ku dileen nin aan hubaysnayn laakin inta kadib ayaa waxa jirtay in Kadleeye Army ka nadiifiyay dad-qalatada Deegaanka Dillaad ee Ceelbardaale iyagoo gacanta ku dhigay dhammaan meelihi ay ku dhuumalaysanayeen dad-qalatadu.dagaalkan maanta qarxay ayaa wuxu ku soo beegmaya iyadoo meel xun ay marayso dagenaanshaha siyaasadeed ee somaliland iyo iyadoo aad looga aaminbaxay ciidan beeleedka huwanta ah ee la soo dhoobay guda Deegaanka Dilla iyo Baki taas oo maalinna ayna suurtoobin in ay joogin dad-qalatada ka imanaya dhankooda.dagaalkan cusub ayaa waxa uu sare u sii qaadaya in dagaalada ka soconaya deegaanka Dilla iyo Baki ee ceerbardaale Sinama u joogsanay ila iyo la soo qaqabto dad-qalatada reer gabiley iyo in ay damacooda waalan inta uuna bohol ku ridin ku ee kaadaan gabiley.Wararka ka soo kordha dagaalkan kal soco Shabakada Caalimaga ee THE EYES. Rooble
Somalilandeye.com

No comments:

Post a Comment

Burdi search

only search Burdi news

Adal Flag

Links

Blog Archive