
Saaka ayuu soo qaadey Dagaal ooge Muxumed Raage jiida hore ee ceelberdaale.
Halkaas oo Mujaahiddintu u geysteen khasaare culus, isla markaana Firxadkii ciidanka somaliland dhabarka ka marey.
Waxa halkaas lagaga Diley ciidanka cadowga ina-Raage Afar iyo Saddex Dhaawac ah.
Halka ciidanak mujaahiddinta ahna ay ka dhaawacmeen sadex Mujaahid.
Warkaas waxan ka heleney ilo xogogaal ah.
No comments:
Post a Comment