Adal Search

Custom Search

Adal Search Result

subscribe Burdi-news

Burdi-Dilla News Headline Animator

Tuesday, December 28, 2010

“Beelaha Daafaha Iyo Beelaha Dhexe Inta La Isku Diro In Somaliweyn La Inagu Daro Ayaa La Doonayaa, Ismaan Lahayn Hadii Siillaanyo Madaxweyne Noqdo Muddo Kordhin Iyo Saxaafad Caban Doonta”

“Beelaha Daafaha Iyo Beelaha Dhexe Inta La Isku Diro In Somaliweyn La Inagu Daro Ayaa La Doonayaa, Ismaan Lahayn Hadii Siillaanyo Madaxweyne Noqdo Muddo Kordhin Iyo Saxaafad Caban Doonta”
Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe
Hargeysa, December 28, 2010 (Haatuf)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada madaxweyne Axmed Siillaanyo dhaliilo culus uga soo jeediyay xaaladaha amaan daro ee ka taagan gobolada bariga Somaliand iyo deegaanada Kal-shaale iyo Ceel-bardaale oo u sheegay in lagu doonayo in lagu colaysiiyo beelaha darafyada iyo beelaha dhexe ee reer Somaliland si loogu gaadho in Mustaqbalka la isku daro Somaliland iyo Soomaaliweyn, waxaanu tilmaamay in xukuumadu ku guul daraysatay inay si deg deg ah wax uga qabato shaqaqooyinka ka aloosan deegaanadaasi, isagoo intaa ku daray in madaxweyne Siillaanyo ku guul daraystay inuu fuliyo ballanqaadkisii ahaa inuu soo dhisi doono dawlad kooba, balse uu tilmaamay in mid ka tiro badan  xukuumadii  Rayaale uu soo dhisay kuna soo kordhiyay hay’ado kale oo aan sharciyadoodu dhisnayn.
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo khudbad ka jeediyay shirweynaha shanaad ee dalada ururada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo uga furmay Hote Ambasdoor ee magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale eedo kulul ugu soo jeediyay khilaafka golaha wakiilada la aloosan iyo muddo kordhintii ay iskugu kordhiyeen Wakiilada iyo Guurtidu muddada xilka iyo Mushaharka, madaxweyne Siillaanyo-na uu sheegay in aanu ka filaynin inuu muddo kordhin aqbali doono iyo in Saxaafada madaxabanaani ay maamulkiisa ka caban doonto.
Guddoomiye Faysal ayaa khudbadisii uu ka jeediyay madasha shirweynahaasi waxa ka mid ahaa hadaladiisii”

No comments:

Post a Comment

Burdi search

only search Burdi news

Adal Flag

Links