Adal Search

Custom Search

Adal Search Result

subscribe Burdi-news

Burdi-Dilla News Headline Animator

Monday, October 4, 2010

Hargeysa( Waaheen) Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan oo shalay Shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Xaraf ee Hargeysa ayaa ka jawaabay Hadal uu Suldaan Xasan Suldaan C/laahi ku naqdiyay Hadal kale oo ay Salaadiinta Gobolka Awdal ugu digeen Xukuumadda Somaliland kadib markii ay Dadweynaha Gobolka Awdal ka cadhoodeen sababtii lagu bedelay Taliyihii Ciidamadda Xeebta Galbeed iyo eedo loo soo jeediyay dadka deegankaas oo la sheegay inay ku lug lahaayeen.

Halkan Ka Dhageyso  Maqal

shirkaasi jaraa’id ee uu shalay qabtay suldaan Ismaaciil suldaan C/raxmaan waxa uu ugu horayn faah-faahin kaga bixiyay ujeedada uu shirkaa jaraa’id u qabtay waxaanu yidhi “ waxa aan maanta shirkan jaraa’id u qabtay

  1. in aan raali gelin ka bixiyo,oo aan raali geliyo madax dhaqameedka Gobolka Awdal iyo bulsho waynta ay hogaanka u yihiin.
  2. shacabi-waynaha Beesha Habar Awal ee magacooda laga been abuurtay.


No comments:

Post a Comment

Burdi search

only search Burdi news

Adal Flag

Links