Adal Search

Custom Search

Adal Search Result

subscribe Burdi-news

Burdi-Dilla News Headline Animator

Saturday, April 3, 2010

Boliska Holland Oo haya 21 Cadaymood Oo ku saabsan Gabadh yar oo Somaaliyeed oo lagu qaaday Boorso
Boliska Holland oo haya 21 cadaymood oo ku saabsan Gabadh yar oo Somaaliyeed oo lagu qaaday Boorso cadaymo badan ayaa la hayaa ka dib markii barnaamijka baafinta ee Warlaliska Raadiyaha la iska daawado (TV) uu sii daayay Gabadh yar oo Soomaaliyeed oo ay da'deedu tahay 1sanno sida ay sheegeen Ciidanka Bulayska. waxaana laga sameeyay Muuqaal filim oo muujinaya sida ay wax u dhaceen

Isla-Maalintaas waxay Kamaradaha ilaaliya nabadgelyada jidka xarunta dhexe ee tareenada ee magaalada,Tilburg ay duubtay muuqaal muujinaya ruux haweena oo soomaliyeed oo jiidaysa Boorso taas oo loo malaynayo inay tahay boorsadii gabadha yar lagu riday, Ilaa iyo hadana lama oga halka gabadha yari ay ku sugantahay ?

Ciidanka Bulayska qaybta baafinta dadka la waayo waxay hayaan 21 cadaymood oo ugu dhowdhow in la helo raadadka gabadha yar waa sida uu hadalka u dhigay afhayeenka qaybta Baafinta, laakiin ay hayaan cadaymo dahabiya oo midho dhalin kara

No comments:

Post a Comment

Burdi search

only search Burdi news

Adal Flag

Links